Kordhi aqoonta
Jaamacadda Gollis waxay ardaydeeda ka dhigtaa hogaamiyeyaal xirfadleey ah oo ku dhaqmaya inay isbeddel wanaagsan sameeyaan. Waxaan bixinnaa barnaamijyo digrii, diblooma iyo shahaado oo ay dhigaan macallimiin hawlkar ah, gudaha bulsho jaamacadeed taageero leh.
In ay noqoto xarun waxbarasho oo hormuud ah oo soo saarta khaarijiyiin akhlaaq leh, xirfad leh oo hal-abuur leh.
In la bixiyo waxbarasho sare oo tayo leh, cilmi-baaris iyo adeeg bulsho oo buuxiya baahida Somaliland.
“Jaamacadda Gollis waxay ardaydeeda ka dhigtaa hogaamiyeyaal xirfadleey ah oo ku dhaqmaya inay isbeddel wanaagsan sameeyaan.”